Ciyaartoy si dirqi ah uga bad baaday Weerarkii lagu qaaday Masjidka Al Nuur

Kooxda kubbadda Cricket-ka ee dalka Bangladesh ayaa si dirqi ah uga bad baaday weerarkii muslimiinta badan lagu laayay ee ka dhacay masaajidka Al Nur ee kuyaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand. Ciyaartoyda u dhalatay dalka Bangaladesh ayaa afar daqiiqo kahor gaaray masaajidka la weeraray, waxa ayna ciyaartoyda markii uu weerarka bilowday si deg deg ah … Continue reading Ciyaartoy si dirqi ah uga bad baaday Weerarkii lagu qaaday Masjidka Al Nuur